Sababta aynu u iibino xayaysiiska,
aan ahayn natiijooyinka baadhida.

Gudaha dunida meesha wax walba u muuqdo in la iibinayo, sababtee ayayna xayaysiisla yaashu u iibsan meeka wanaagsan naiijooyinka baadhideena?

Jawaabtu waa mid fudud. Waxaynu aaminsanahay in aad awood u yeelan doonto in aad aaminto waaxaad ka hesho addoo isticmaalaya Google. Laga soo bilaabo bilowgii, habkayagu lagu raadiyo waxa uu ahaa in la bixiyo jawaabaha aadka ula xidhidha iyo natiijooyinka isticmaalayaashayada.

Natiijooyinka raadinta Google waxay ku xisaabsantaa cida ku xidha barta internatka siiba sida ay habboontahay waxa ay ka koobantgat boggaas baadhidaada. Natiijooyinkayagu waxay muujiyaan waxa bulshadda onlaynka ah ay rumaysantahay maaha waxa cida aan wada shaqaynayaa u malaynayso in aad aragto. Natiijooyinkayaga waxay muujiyaan waxa bulshadda onlaynka ay ay rumaysantahay waa muhiim, maaha waxa anaga ama cida nala shaqaysaa ay u malaynayso in ay kugu waajib tahay in aad aragto.

Oo marka aan rumaysanahay in xayaysiisya khuseeya ay faa'iido u yeelan karaan sidii natiijooyinka baadhida dhabta ah, ma doonayno in ay cidina ku wareerto waxa ku saabsan mida ay tay midu.

Xayaysiis kastaa waxa uu si cad ugu calaamadsanyahay oo uu ka gaar yahay natiijada baadhida dhabta ah. marka xayaysiislayaashu ay bixin karaan wax badan si meel sare loogu muujiyo aaga xayaysiista, cidna maiibsan karto meel k wanaagsan natiijooyinka baadhida iyaga laftoodu. .Intaa waxa dheer, xayaysiiska waxaa keliya oo la muujiyaa haddii ay khusayso shuruuda badhia ee aad gelisay. Taas mcnaheed waxa weeye in aad keliya aragto xayaysiiska dhab ahaan faa'iidada leh.

Adeegyada qaar onlaynka ah ma rumaysna kala caddaynta u dhexaysa natiijooyinka baadhida iyo xayaysiiska in uu dhammaan muhiim yahay.

Waxaanu samaynaa